Ku dhawaad $200 Milyan ayaa laga lunsaday Muwaadiniin lagu qiyaamay Forex

Ku Dhowaad $200 Milyan Oo Laga Lunsaday Muwaadiniin Lagu Khiyaamay Maalgashiga Shirkado sheegta inay ka ganacsadaan Sarrifka Lacagaha Qalaad (Forex trading). Muuqaalka dadweyne bannaan baxaya oo ka cabanaya in la lunsaday lacagahooda ayaa Muqdisho caadi ka noqotay Afartii todobaad ee ugu dambeeyay, waxaa xigayay in bogagga ay baraha bulshada ku leeyihiin shirkado sheegta inay ka … Continue reading Ku dhawaad $200 Milyan ayaa laga lunsaday Muwaadiniin lagu qiyaamay Forex